Madaxweyne sawir la galay haweeney ka codsatay oo la ganaaxay (Sawirro)

Madaxweynaha dalka Chile, Sebastián Piñera, ayaa lagu ganaaxay 3,500 oo dollar kaddib markii uu jebiyay amarka ka hortagga cudurka Covid-19. Sebastián Piñera ayaa lagu eedeyey inuu sawir la galay qof dumar ah isaga oo afka ku xiran Mask ama Afxir. Madaxweyne Piñera ayaa arrintaasi raalligelin ka bixiyay kaddib markii horraantii bishan intarnetka lagu baahiyay Madaxweynaha … Continue reading Madaxweyne sawir la galay haweeney ka codsatay oo la ganaaxay (Sawirro)